Solidus

Solidus waxay siisaa hay’adaha xal sahlan in la aruuriyo deeqaha ayadoo la marayo samafalid, kafaalo-qaadid iyo xubinnimo. Waxaan xaqiijinaa hay’adaadu inay ku hesho dhaqaale joogto ah dadaal yar, ayadoo la hubinayo in deeqaha iyo qaaraanka si toos ah u gasho wakhtigii la rabay akoontigaaga.

Adeegayagu wuxuu kuu ogolaan inaad isku diiwaangaliso kafaale-qaadayaal iyo xubno, la xiriir iyaga oo ka hel warbixin muhiim nidaamka onlaynkayaga.  Solidus umabaahna wax sooftiweer ku shaqayn ah.  Solidus waxay xaqiijisaa in deeqaha u baahan canshuurta lagu wargaliyo hay’adda waxayna u habaysaa warbixinta sharci ee sanadlaha ah in loo diro deeq-bixiyayaasha. Ujuurada xubinnimo waxaa laga aruuriyaa ayadoo la marayo  Solidus, xaqiijinta ujuuradaadii la bixiyay in la qoray oo loo helay markaba.

Faa’iidooyinka Solidus Adeegga Deeqda:

  • Dhaqaale la arki karo
  • Qalabyo u sahlan isticmaalaha
  • Muraajicaynta deeqaha mashruucyada kala duwan
  • Warbixinta canshuurta ee canshurta laga jari karo deeqda
  • AvtaleGiro adeegsiga aaladda saxiixa ee leh BankID (Dhigaalka deeqaha tooska ah)
  • Paper Giros oo leh aqoonsi lambarka macmiilka
  • Deeqaha wareega
  • Xiriirka saxda ah ee deeqbixiyayaasha

Solidus waxay hormarisay:

  • Hay’adaha tabarucaadka
  • Ururada diimeed iyo kaniisadaha
  • Hay’adaha kafaala-qaadka
  • Hay’adaha xubinimo
  • Hay’adaha samafalka

Yaan nahay

Solidus waxaa la aasaasay 2004 maantana in ka badan 500 oo hay’adood ayaa isticmaalaya adeegayaga. Waxaan caawinaynaa hay’adaha si uu u kordho dhaqaalahoodu ee deeqaha, xubinnimadooda iyo ajuuradooda iyo si loo hagaajiyo xiriirka deeqbixiyayaashooda iyo xubnahooda. Waxaan nahay shirkad si wanaagsan u qaabaysan oo leh dhaqaale fiican.

Nala soo xiriir wax bixinta maanta

Ma xiisaynaysaa barashada wax badan oo ku saabsan waxa  Solidus ay u qaban karto hay’adaada?
Xor ahaw inaad nala soo xiriirto wixii xog ah oo dheeri ah.

Iimayl: post@solidus.no

Teleefan: 99 39 85 50

Ciwaanka: Solidus AS, Postboks 81, N-1312 Slependen